Madaxweyne Farmaajo oo ka biyo diiday in uu dib u celiyo Baasaboorka Mareykanka

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa heesta labo dhalasho oo kala ah Soomaali iyo Mareykan, waxa uuna Madaxweynaha horey uga biyo diiday in uu ka tanaasulo dhalashada Mareykanka. Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya horeyna usoo noqday Agaasimihii Madaxtooyada xiligii Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo loo soo bandhigay … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo ka biyo diiday in uu dib u celiyo Baasaboorka Mareykanka